Dhegayso : Ahlu suna oo la wareegtay deegaano katirsan gobolka Galguduud.

Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida Ahlusuna Waljamaaca Cabdullaahi Cabdi Raage ayaa xaqiijiyay in ay deegaankaas Al-Shabaab ka saareen kadib markii ay damceen in ay joojiyaan Xuska Dhalashada Nabiggeena(NNKH)

Waxa uu sheegay in ay dadka deegaanka u diideen in ay xusaan dhalashadii nabigeenna (NNKH)

Sidoo kale waxa uu sheegay in haatan weli uu holwgalku socda,isla markaana ay uga dabategi doonaan halkii ay aadeen shacabkana looga baahan yahay in ay ciidamada la Shaqeeyaan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha  Nabad sugida


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading