Dhegayso : Gudoomiyaha Goldogob oo beeniyey in xilkii laga qaaday .

Gudoomiyaha degmada goldogob ayaa beeniyey eedaymo uga yimid golaha deegaanka ee degmada goldogob .

Ayaxle faarax maxamuud gudoomiyaha goldogob ayaa beeniyey in xil ka qaadis lagu sameeyey.

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading