Dhex-dhexaadin laga dhex bilaabay Deni,Karaash iyo Abwaan

Waxa ugu weyn ee ay Labadan Oday xilligan u loolamayaan,waa wax ka helida Gudiga khilaafaadka ee soo xulida Xildhibaanada cusub.

Inqilaabkii la diyaariyay ee Xasan Shire looga dhigi lahaa Madaxweynaha,Karaashna ku xigeen,Abwaana Gudoomiye Baarlamaan,waa fashilmay.

MW Deni,waxaa lagula taliyay in uusan la goos goosan oo dib udhigo kala dirista Baarlamaanka iyo magacaabida Gudiga khilaafàadka ilaa Arbacada soo socota.

Siyaasiyiin Waayeel ah oo uu ugu horeeyo MW Faroole,ayaa dhexdhexaadin wada tagayana gudaha maalmaha soo socda.

Karaash iyo Abwaan,waxaa la rogmaday Khamaar Siyaasadeed oo ay ciyaareen,sidaa daraadeed Deni waji uguma harin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading