Dhismaha Dekedda Garacad oo waji cusub galay (VIDEO)

Dhismaha dekedda Garacad ayaa galay waji cusub oo heer gabagabo ah ku dhaweynaya , waxaa la dhammaystiray qeybta ay ku xiranayaan maraakiibta iyo doomaha.

Sidoo kale, Waxaa hada loo leexday dhismaha qeybta Maraakiibta waa weyn iyo konteenarada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading