Dhismaha Garoonka diyaaradaha cusub Ee Gaalkacyo Oo la dhagax dhigay

Si rasmi ah,ayaa loo dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee cusub.

Islaan Bashiir,Wasiiro ka tirsan Xukuumada,maamulka Gobolka,siyaasiyiin hore iyo qaybaha bulshada Gobolka,ayaa wada dhagax dhigay.

Talaabo lasoo dhaweeyay,isla markaana meesha ka saartay wax walba oo la filayay in ay caqabad ku tahay dhismaha Garoonka ayay ahayd dhagax dhigan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading