Dhismaha Golayaasha Degaanka Jubbaland oo dhowaan bilaabanaya (VIDEO)

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa si’rasmi ah u furay mashruuca Dhismaha Golaha degaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Xaflada daahfurka waxaa madaxweynaha kuwehliyay qaar kamid ah Golaha fulinta DG Jubbaland, Golaha sharci dajinta DG jubbaland, Gudomiyaha gobolka J.hoose, Gudomiyaha Gobolka Gedo, bulshada qeybaheeda kaladuwan iyo mas’uuliyiinkale.

Waxaana dhawaan lafilayaa in ay bilaabmaan dhismaha golayaasha degaanka iyadoo ay fulindoonto Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee DG Jubbaland, Guddiga Dorashooyinka Jubbaland iyagoo kashanaaya Hay’ado heer caalami ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading