Dhismaha Wadada Yalho oo gaba-gabowday

Yalho ilaa Kala-bayr waxaa ka socota shaqo muhiim ah oo dib loogu dayactirayo Wadada.

Dib udayactirkan waxaa wada Xukuumada Puntland oo aan meelna taageero uga helin marka laga saaro shacabka oo Qalabka lagu shaqaynayo lacagta lagu soo gaday horay looga ururshay.

Barnaamij isku tashi oo hadii lasii wado Laamiga dheer oo idil dib loogu dayactiri karo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading