Dhismaha Wado 2-KM ah oo laga daah-furay degmada Bursaalax (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa daahfuray dhismaha wado laamiya oo dherarkeedu yahay 2km taaso laga hirgalinayo Degmada Bursaalax.

Dhagax dhiga laamigan ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degmada Bursaalax, Agaasimaha Warfaafinta Gobolka Mudug, Isimo, Nabadoono, Ganacsato, Maamulka Mashruuca Hormarinta Bursaalax iyo dadwayne kale.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur oo xoojinayo isku tashiyada Bulshada ayaa dhankiisa balanqaaday 10 fuusto oo Daamura.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading