Dhismaha wado cusub oo laami ah oo ka bilowday degmadda Bursaalax (Sawirro)

Dhismaha Waddda laamiga ee isku xirta magaalada iyo Kuleejka degmadda Bursaalax ee Gobalka Mudug ayaa maanta la bilaabay, waddaan waxa horey u dhagax dhigay madaxweynaha Puntland xili u socdaal ku marayey deegaanada iyo degmooyinka ka baxsan laamiga.

Dhisamaha laamigaan waxa hab isku tashi ah ku dhisaya bulshada degmada, iyagoo iska kaashanaya kharasha ku baxaya. Waxaana shaqada fulinaysa shirkadda dhisamaha waddooyinka ee KABERCO.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading