Dhismayaasha ku yaala hareeraha Garoonka Kubadda Cagta Bosaso oo burburin lagu bilaabay

Dhismayaasha ku yaala hareeraha Garoonka kubadda Cagta Bosaso,waa la burburiyay si loo dhiso garoonka.

Dadka iska leh dhismayaashaas oo raali ku ah,ayaa lagu bilaabay burburinta.

Danta guud dadweynuhu waa udiyaar marka laga saaro danaysiga gaarka ah.

Bosaso in ay yeelato Garoon Kubada Cagta ah oo casri ah waa lagama maarmaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading