Dhisme cusub oo xariga looga jaray Wasaarada Qorshaynta

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ay weheliyaan ku-xigeenkiisa Axmed Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf,ayaa xarigga ka jaray dhisme cusub oo casri ah oo ay yeelatay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah.

Dhismahan,ayaa kamid ah waxyaabaha uu maanta wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaraddaasi Xil.Xaange.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading