Dhul baaxad leh oo durba laga xoreeyay argagixisada Somaliya

Waxaa la xoreeyey Lixdii Bilood ee u dambaysay Dhul dhan 16,000 (Lix iyo Toban kun ) oo isku wareeg ah.

Weli ma dhawa Dhulka Somaliyed ee ubaahan in laga saaro Gacanta Argagixisada.

Sidoo kale,waxaa ubaahan in laga xoreeyo argagixisada Diinta,Dhaqaalaha iyo Waxbarashada.

Waxaa muhiim ah in la xoojiyo Sirdoonka si looga sifeeyo nolosha Bulshada argagixisada isku ekaysiisa Dadka caadiga ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading