NAIROBI (IDIL NEWS)-Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ah Nairobi uu cabiirkiisu dhammaa 4.8 oo ah qiyaasta cabbirka Dhulgariirka.
Meelaha laga dareemay waxaa ka mid Nairobi, Kiambu, Machakos, Mombasa, Nyeri iyo Makueni.
Wali si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay Dhulgariirkaasi.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.