Dhuusa-mareeb: Ciidanka Dowladda oo rasaaseeyay guriga Sheekh Shaakir

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, ayaa sheegay inb Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay goordhoweyd rasaaseeyeen Guriga uu Dhuusa-mareeb uu ka degan yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa xaqiijiyay in Ciidanka dowladda ay rasaaseeyeen guri uu ku sugnaa Sheekh Shaakir xili gurigaasi laga dhisayay Koolba Waardiye (Difaac Ciidan).

Ma jiraan weli faahfaahin intaasi ka dheer oo laga helayo.

Wixii kasoo Kordha kala Soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading