Dhuusamareeb iyo Caawa!!

Subixii 2-saac,ayaan baxayaa baa laga soo sheegay Farmaajo??

Madaxweyne Axmed Madoobe waagu hanoo baryo,ayuu ku yiri Beesha 6-aad.

Madaxweyne Deni Kursi,ayuu ku fadhiyaa oo waa Qoslayaa markii Axmed loo dirina isa sii xanaaji,ayuu ku leeyahay.

Farmaajo waxuu ku joogo ma yaqaan,waxuu ku tagana ma yaqaan kooxdiisiina waxay ku leeyihiin Inan gubeed baad tahay hadaad aqbasho waxa uu rabo Axmed Madoobe!!

Dhuusamareeb waxaa laga faa’iday Oday Farmaajo ayay soo afjartay!!

Ciyaartu ha socoto!!

Xalka Somaliya waa Shirkoo fashilma iyo Farmaajo maalin kale Dhuusamareeb lagu sii hayo!!!

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading