Dib U dhac ku yimid dib Uguryo noqoshadii Madaxweyne Deni

Dib udhac kale,ayaa ku yimid safarkii Madaxweyne Deni ee gudaha dalka,sida wararku sheegayaan.

Maalinka sabtida ah gelinka hore taariikhduna ku beegan tahay 14-ka bishan,ayay sheegayaanawararkii ugu danbeeya ee laga helayo safarka Madaxweynaha ee dib uguryo noqoshada.

20-Maalmood kadib saakay,ayaa dib loo arkay sawirada Madaxweynaha oo xaalad caafimaad ku jiray..


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading