Dhismaha Waddada isku xirta Sinujiif iyo Ceel-qalqalooc oo gabagaba ah.

Dhismaha Buundooyinka iyo ballaarinta waddada taasoo hadda noqon doonta 8-Mitir oo ballac ah,ayaa soo dhamaaday.

Inta badan Wadada halbowlaha ah ee isku xirta Puntland iyo Somaliyaba dib,ayaaa loo dayactiray.

Dowladan Sanadka iyo biluhu uga hareen mudo xileedka arimaha ay waxkaqabatay,waxaa ka mid ah Wadadaas oo aad udayacnayd.
Albashiid waa mid ka mid ah Shirkadaha fuliyay dhismahaas.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.