Puntland:-Dib uhabaynta Ciidamada oo meel sare maraysa

Ciidammada Difaaca Dawladda Puntland ee tababarku uga socdo Xerada Ciidammada ee Xorgoble ayaa laga dareemayaa in ay siwanaag san u gudanayaan Hanaankii Tababar ee lagu carbinaayay mudooyinkii u dambaysay.

Xukumada uu hoggaaminaayo Madaxwayne Dr Siciid Cabdulaahi Deni waxaa ka go’an in Puntland yeelato Ciidammo la yaqaan Tiradooda iyo tayadooda.

Waxaa xusid mudan in tababar uga socdo Ciidammada Difaaca Dawladda Puntland Xeryaha 54aad Garoowe iyo Xerada Ciidammada Degmada BADHAN.

FG. Xuquuda Sawirdan Hannaanka wanaag san waxaa qaaday Wariye Siciid Muumin oo Xerada Xorgoble booqaday.

Xigasho:Jookar


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading