Guddiga Dib-u-habaynta Ciidammada Dawladda Puntland oo ku sugan magaalada Gaalkacyo, ayaa bilaabay tira-koobka Ciidammada Asluubta ee Gobolka Mudug, kaddib markii ay ku guuleysteen in ay tiro koob rasmi ah ku sameeyaan Ciidammada Booliska ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa sheegay in tira-koobku uu muhiimad balaaran u lee yahay Ciidanka.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.