Wasiirada arrimaha dibadda iyo Diblomaasiyiinta sare ee Wadamada reer Galbeedka iyo kuwa Bariga Dhexe,ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Riyadh ee Caasimadda Sacuudiga kula kulmay wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Siiriya.
Kulankan,ayaa ah kii ugu horreeyay ee heer Gobol ah oo ku saabsan Siiriya tan iyo bishii hore oo xukunka laga tuuray Madaxweyne Bashaar Al-Asad.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.