Diblomaasiyiinta Shisheeye oo yasay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya

Inta badan Diblomaasiyiinta Shisheeye ee ku sugan Dalka,ayaa hoos udhigay maqaamka Wasiirka Arimaha Dibada ee la magacaabay xiliga haysta sharciyada gabaabsiga ah.

Wasiirku dhawr jeer,ayuu ka dalbaday Diblomaasiyiinta kulamo,balse waxay usoo direen Shaqaale heerkoodu hooseeyo.

Talaabadan waxay ku macneeyeen Dadka la socda Arimaha Diblomaasiyada iyo xiriirka caalamka in ay sababtay laba arimood oo kala ah..

1.Wasiirka oo aan lahayn khibrad Diblomaasi,taasoo keentay hab dhaqankiisa in la yaso.

2.Xiliga la magacaabay oo aan loo hayn ixtiraam Sharciyadeed.

Khubarada Diblomaasiyada,ayaa isku raacsan in Wasiirkii hore uga wacnaa shaqadan Wasiirkan sharciyada gabaabsiga ah haysta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading