Diblomaasiyiin Safaarado door ah oo laysku badalay

Wasiirka arimaha dibada Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa isku badalay Diblomaasiyiin door ah oo ka hawlgalayay tiro Safaarada ah oo Somaliya ay ku leedahay Caalamka.

Safaaradaha isku shaandhaynta uu ku sameeyay Wasiir Cawad waxaa ka mid ah..

1.Maraykanka
2.Kanada
3.Turkiga
4.Koonfur-Africa
5.Talyaaniga

Beelaha ay ubadan yihiin ee ay kasoo kala jeedaan Diblomaasiyiinta laysku badalay waxay kala yihiin…

1.Majeerteen
2.Mareexaan
3.Isaaq


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading