Difaaca Madaxtooyada Somaliya oo la adkeeyay

Difaaca Madaxtooyada Fadaraalka Somaliya waa lasii durkiyay.

Xaafadaha ku hareeraysan Madaxtooyada ayay gudaha usii gashay.

Ciidamo cusub,ayaa la geeyay difaacyadaaas lagu durkay.Dad badan waxay qabaan in ay la xariirto mudo kororsi Dowladu ku talo jirto.

Maxamed Siyaad Barre Madaxweynihii Dowladii aan la mahdin markii ugu danbaysay waxaa ugu soo daatay Madaxtooyada shacab caraysan oo waranlayaal ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading