Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Golayaasha Deegaanka Puntland oo maalinkii Sadexaad si habsami leh usocda

Diiwaangelinta Codbixiyaasha Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland,ayaa si qurux badan uga socota maalinkii Sadexaad Gobollada Bari,Karkaar iyo Gardafuu.

Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar,ayay si degan uga socotaa Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Golayaasha Deegaanka.

Bulshada Degmada Dhudhub ee Gobolka Karkaar,ayaa saakay looga dareeray Goobaha diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading