Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha oo Puntland si habsami leh uga socota maalinkii 5-Aad

Waxaa Maalinkii 5-Aad Guud ahaan Gobolada Sadexda ah ee Bari,Karkaar iyo Gardafuu ka socda Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland.

Dadku way isa soo tarayaan maalinba maalinta ka danbaysa si weyn ayayna ugu soo baxayaan Diiwaangelinta.

Degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar,ayaa ka mid ah Deegaamada ay ka socoto Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Dowladda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading