Magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga Puntland,ayaa goor dhaweyd waxaa lagu dilay taliye ku xigeenkii saldhiga bartamaha ee magaaladaas.
Talye Cabdi Dheere rabi ha unaxariistee waxaa dilkiisa fuliyay kooxo bustoolado ku hubaysan oo isla markiiba ka baxsaday goobta dilku uu ka dhacay.
Bosaso xaaldeeda guud ayaa degan waxaana goobta dilku ka dhacay soo gaaray ciidamada amaanka,kuwaasoo hawlgalo ka bilaabay aaga dilku ka dhacay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.