Dilka ka dhacay Degmada Dhahar Oo xiisad xoog leh abuuray

Laba Maalmood ka hor,waxaa Dhahar lagu dilay Nin ka ganacsada Qaadka,waxaana dilka gaystay Talyihii ilaalada Canshuuraha Gobolka Haylaan.

Dilkaas kadib xiisad,ayaa ka abuurantay Magaalada,waxaana xaalada uga sii daray markii Talyaha Qaybta Booliska Gobolku garab siiyay Ninka wax dilay.

Xaaladu hada waxay isku badashay xiisad weyn oo beeleed,waxaana socda Hub urursi.

Inkastoo Taliska Boolisku ka hawlgalay hadana xoojin ayay ubaahan tahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading