Dimuqraadiga oo ku guulaystay doorashadii Goergia

Xisbiga Dimoqraadiga ayaa la wareegaya hoggaanka Aqalka Senate-ka, kaddib markii ay laba kursi ka heleen doorasho ku celis ahayd oo ka dhacday gobolka Goergia.

Jon Ossoff iyo Raphael Warmock,ayaa ka guuleystay senatorrada Jamhuuriga David Perdue iyo Kelluy Loeffler.

Dimoqraadigu waxay hore u haysteen aqalka hoose,laakiin guusha aqalka Senate-ku waxay madaxweynaha la doortay ee Joe Biden u sahli doontaa in ajandayaashiisa ay labada aqal meel mariyaan.

VOA


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading