Diyaaradda Jubba Airways,ayaa ku burburtay garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, xilli ay soo caga dhiganeysay Dhabaha Diyaaraduhu ku ordaan.

Diyaaraddan,ayaa ka timid Baydhabo,waxaana saarnaa rakaab gaarayay 33-Qof.

Dhammaan Dadkii saarnaa way ka badbaadeen shilkaas diyaaradeed ee qabsaday Diyaaradii Jubba Airways.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.