Diyaaradaha Abiy oo Weeraro ka gaystay Caasimada Tigreega Ee Maqalle

Dowlada Abiy,ayaa xalay saq-dhexe xalay laba jeer dukhaysay Guryo ku yaala Magaalada Mekelle ee Caasimada Tigreega.

Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaas,sida uusheegay Afhayeenka TPLF Getachu Reda.

Dhanka kale Taliska dhexe ee Ciidmada TDF,ayaa saaka sheegay inay qabsadeen magaalooyin 4 ah oo ay kamid tahay magaalada Showa Robit.

Magaalada Showa Robot,ayaa dagaal ka socday 4-maalmood nawaaxigeeda.

Waxaa kale oo ay TDF xaqiijiyeen in ay qabsadeen Sadex magaalo oo ku beegan Galbeedka Debre-Birhan oo 136 km ujirta caasimada Adis-ababa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading