Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin ciidamo aan illaa iyo hadda si rasmi ah loo shaacinin dalkooda, ayaa xalay weerar ka geystay saldhig kooxda Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamadan ayaa kaashaday kuwa Soomaali ah, sida uu sheegey afhayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan.
Weerarka ayaa yimid maalin kadib markii qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay degmda Wanlaweyn ee gobolka ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.