Diyaarinta Goobaha Seejooyinka Doorasho oo si habsami leh usocota

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo safar shaqo ku maraya dhamaan degmooyinka Sagaalka Gobol ee Puntland.

Goobahan idin muuqda ee ay Diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta ka samaynayaan waa Deegaanada kala ah…

1.Gosol
2.Malaasle
3.Balanbal
4.Qalaanqal

Waxayna ka tirsan yihiin Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.

Guud ahaan Gobolada Puntland,waxaa si habsami leh uga socda shaqada Gudiga Doorashooyinka.

Puntland waa hayaantay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading