Dood:-Badbaadada Dowladnimada Somaliya,waa Xamar oo laga raro?

Badbaadada Dowladnimada Somaliya,waxay ku jirtaa Xamar oo laga wareejiyo fadhiga Dowladnimo…

1.Amaankeeda lama xakamayn karo.
2.Looma sina oo waa Magaalo Qabiil gaar ah.
3.Dulmi iyo Dhiig badan oo ku daatay.

Somalida,waxaa horyaal Laba Qodob oo kala ah….

B.In Xamar laga raro hay’adaha Dowladnimo.
T.In Wadanku ukala go’o Dowlado yar yar.

In lakala tago,waxaa ka macno badan in laga ka xeeyo hay’adaha Dowladnimo Xamar si loo badbaadiyo midnimada Sinjiga Somaliga iyo Qaran ay wada dugsadaan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading