Dood:-Maxay Dhalinyarada Puntland ugu hanqal taagaan Xamar??

Todobaadka Madasha Danaha Puntland,waxaa marti noogu ahaa laba masuul oo kala ah…

1.Gudoomiyihii hore ee Jaaliyada Puntland Australia Cumar Dholowaa,isla markaana ah Aqoon yahan haysta Shahaadada Labaad ee Master.

2.Xildhibaan hore Saciid Surcad bartayna IT kana mid ah haldoorka firfircoon ee reer Puntland.Qodobka Todobaadka waa Dhalinyarada iyo horumarkooda.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading