Doon urarnayd Ganacsato reer Puntland ah oo Dab qabsaday

Doonta BLUE STAR,ayaa ku gubatey Xeebaha Jasiiradaha Kuuriya Muuriya ee dalka Cumaan Doraad Galab.

Doonta,ayaa kasoo goosatay Dekedda Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, waxay kusoo socotey Dekedda magaalada Bosaso,waxayna siday Badeecado kala duwan oo gaaraya 12-Tan.

13-Shaqaalihii Doonta ah,ayaa ka badbaaday kuwaasoo lagu hayo Xabsi ku yaal Magaalo yar oo lagu Magacaabo Xakal.

Ganacsatada reer Puntland,ayaa ku khasaartay Doontaas Dabku qabsaday,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka Dabka Doonta

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading