Waxaa amaan gaar ah leh Ciidamada amaanka sida wadaniyada leh gacsnta ugu qabtay xaalada Gobolka guud ahaantiis.
Booliska,Sirdoonka PISA, PSF,Danab iyo Daraawiishta dhamaantood qadarin,mahadnaq iyo in la bogaadiyo ayay mudan yihiin.
Shacabka Puntland gudo iyo dibad maqsuud ayay ka noqdeen isbadalka amaan iyo la dagaalanka argagixisada ee hirgalay.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.