Door intee le’eg buu ka qaatay Jabsashadii Xabsiga Boosaaso ?

Sakeriye Cismaan Maxamuud waa Talye xigeenkii Xabsiga Bosaso waxuu door ka qaatay qorshihii Alshabaab sida ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Arimaha uu fuliyay waxaa ka mid ah…

1.Lacagta Xubnaha Shabaab ee Xabsiga ku jiray oo lagu soo shubi jiray.

2.Waxuu kala furfuray Waardiyaashii Xabsiga oo laaluushay.

3.Sagaal ka mid ah Ciidankii Waardiyaasha Xabsiga waxuu udiray Garowe maalin ka hor weerarka.

4.Waxuu Taleefoono mid mid ugu qaybiyay xubnihii Shabaab uga jiray Xabsiga.

5.Habeenkii hawlgalku dhacayay waxuu dansaday Taleefoonkiisii,isagoo Gurigiisa seexday.

Laamaha amaanka Puntland xogtan waa hayaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading