Waxaa goor-dhow bilaaban doona hadal jeedinta musharaxiinta u tartamaya kuraasta xubnaha Aqalka sare ee dalka kuwaa oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland, iyadoo isla maanta la qabanayo doorashada afar kursi.
Xaliimo Jaamac Maxamed iyo Abdirisaq Maxamed Cismaan ayaa ku tartamaya kursiga ugu horeeya ee la dooran doono maanta, iyadoo Jubbaland ay noqoneyso goobta ugu horeeysa ee lagu doorto Barlamaanka 2-aad Aqalka sare ee dalka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.