Doorashada Xildhibaanada BJFS ee Somaliland oo la shaaciyay inay bilaabanayso (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo SIET ee gobalada Waqooyi.

Kulanka ayaa looga hadlayay dardar-gelinta doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ee Gobalada Waqooyi, Guddoomiyaha Guddiga maamulka doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Somaliland) Khadar Xariir Xuseen, oo kulan kaddib la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading