Doorashadii Itoobiya oo dib loo dhigay

Doorashadii dalkiisa oo ay ka harsanayd 2-bilood dib,ayuu udhigay isagoo marmarsiiyo ka dhigtay Caabuqa Karoona Fayras.

Ilaa iyo hada lama oga jawaabta ay ka bixin doonaan Xisbiyada mucaaradka iyo Dowlad Goboleedyada awooda badan ee Tigreega iyo Amxaarada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading