Doorashadii Somaliya Oo markale Jadwalkeedii dib uga dhacaysa

Doorashooyinka Soomaaliya ayaa u muuqda kuwa dib uga sii dhacaya wakhtigii loogu talagalay ee ku qornaa jadwalkii horay loo soo saaray, iyadoo sidoo kalana uu jiro khilaaf aan weli xal loo helin oo u dhexeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble.

Tobanka bishan,ayuu qorshuhu ahaa in la qabto doorashada Madaxweynaha, laakiin waxaanba weli la billaabin doorashadii golaha shacabka ee Baarlamaanka.

Bulshada rayidka ah iyo aqoonyahanka ayaase walaac ka muujinaya xaaladda hadda uu dalku wajahayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading