Doorasho maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Doorashada labo kursi oo kamid ah Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Kuraasta doorashadoodu dhaceyso ayaa ah kuwii ugu dambeeyay ee xubnaha Aqalka Sare oo ka kooban 54 Senator.

4 musharrax ayaa ku tartamaya doorashada maanta kuwaas oo kala ah, 1. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo Cawil Nuur Cali, 2. Cabdi Cismaan Sareed iyo Mahad Aadan Guuleed.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading