Dowlada Deni oo qorshaynaysa in ay Caawa Weerarto Xarunta PSF

Weerar,ayaa Galan iyo kooxdiisii diyaarinayaan hada oo Ciidamadii ayay amar siinayaan!!

Waxay hada ku mashquulsan yihiin abaabul welina dhamaan saraakiisha Ciidanku mawada helin amarka.

Dhanka PSF heegan sare ayay ku jiraan,waana gaartay xogta weerarka Gallan diyaarinayo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading