Dowlada Deni shacabka ma uturi doontaa?

Dhaqan waxaa ah in marka Madax sare ay imaanayso Puntland in shacabka lasoo tumo hareeraha Wadooyinka iyo Garoomada diyaaradaha ee ay madaxdu isticmaalayso.

Hadaba Madaxweyne Deni oo sheegay in uu dhaqankaas la dagaalamayo,isla markaana maalmo ka hor mar uu dalka dib ugu soo laabtay hoos u dhigay soo dhaweyntiisii waxaa looga fadhiyaa in uu fuliyo balanqaadkiisii.

Madaxweyne ama Ra’isalwasaare aan haba yaraatee wax dana aa u hayn shacabka in qorax loosoo istaajiyo mahan wax damiirku aqbali karo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading