Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ka hor timid hawlgallada Shidaalka lagaga baarayo Somaliland.

Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ka hor timid hawlgallada Shidaalka lagaga baarayo Somaliland.

Waa muhiim in la joojiyo Shidaal Baarista Somaliland sababtoo ah waxaa ka imaanaysa saameyn dhaqaale oo aan Dowlada Fadaraalka ah soo marin.

Waa in uu soo maraa heshiiska Shidaalka Dowlada Fadaraalka laguna qotomiyaa xeerarka jira ee Somaliyed.

Somaliland waa Gobol ka mid ah Dhulweynaha Somaliyed.

Warqadan waxay toos usaamaynaysaa Shirkada heshiiska la gashay Somaliland,waxaana istaagaya hawlgalkii oo idil.

Doodu ma’ahan in Somaliland loo diidan yahay horumar,balse waa in ay soo marto xeerarka Dalka aqbashana matalaada Fadaraaliga ah.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading