Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo ku dhawaaqday Biyo yari soo wajahday dalka

Dowlada Fadaraalka Somaliya ayaa sheegtey in xaaladd adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalankarta biyo la’aanta.
 
Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Somaliya Saalim Caliyow Ibrow ayaa u joogo magaalada Washington shir sanadka sanadlaha ah ee arrimaha tamarta dalalka Africa ( Power in Africa).
 
Wasiirka oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qiimeyn ku saabsan dhulalka ay biyaha ku badan yihiin, kadibna halkaasi ay ka qodaan ceelal, si ay uga faa’ideystaan dadka ay Biyo yarida heyso

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading