Dowlada Hoose Ee Caasimada Oo Dhisme cusub loo dhisayo

Maanta oo ay taariikhdu tahay 21/10/2021 waxaa la daah furay Qanadaraaska JPLG ee Degmadda Garowe.

Sanadkan mashruucan Degmadda Garowe,waxay uga faaidaysanaysaa dhismaha xarunta dowladda hoose degmada.

Furitaanka Qandaraaska waxaa kasoo qayb Galay masuuuliyiin ka socday wasaaradaha bah-wadaagta la ah mashruucan oo ay ka mid yihin Wasaraadaha Arimaha Gudaha,Howlaha guud,Hay’adda Qandaraasyada iyo wakiilada shirkadihii soo xareeyay Qandaraaska.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading