Dowlada Ingiriiska oo hor istaagtay BC in ay la kulanto Firdhiye

Sida ay ii xaqiijiyeen warar aan ka helay Xalane,waxaa hor istaagay codsigii Firdhiye ee ahaa in uu la kulmo Wakiilada Beesha Caalamka Dowlada UK.

Ilaa iyo hada jawaab lagama soo siin Codsigiisii.

Ingiriisku ma danaynayo Diblomaasiyad ka dhan ah Hargaysa in uu arko,waana mida keenaysa in uu hoos udhigo abaabulada ka dhanka ah.

Ilaa iyo hada Firdhiye,waxaa qaabilay Safaaradaha Turki iyo Shiinaha.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading