Dowlada Ingiriiska Oo Saldhig weyn ka furanaysa Puntland

Xaruntii ugu weynayd sirdoonka Ingiriiska Garowe,ayaa loosoo raray,waxaana dhismaheeda xariga laga jari doonaa bilooyin kadib.

Sidoo kale Taliskii Maraykanka Africom ee fadhigiisu yahay Jabuti inta badan shaqadiisa,waxaa loosoo wareejin doonaa Bosaso.

Waxaa muuqata in Puntland ay soo jiidatay wada shaqaynta beesha caalamka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading