Dowlada Ingiriiska oo taageertay Shirka 27-ka Ee Rooble iclaamiyay

Dowlada Ingiriiska,ayaa xaqiijisay in ay sii wadayso taageerada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay RW Rooble.

Safaarada Ingiriiska ee Somaliya,ayaa sheegtay in Madashan ay tahay muhiim looga hadlayo cabashooyinka iyo xaaladaha taagan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading